Masuuliyiin ka tirsan Somalia & Masar oo kulan labo geesood ah ku yeeshay Muqdisho (Sawirro)

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Cabdulqaadir Axmed-kheyr Cabdi ayaa maanta oo Axad ah ah ku qaabilay dhismaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar Danjire Hamdi Loza, waxa ayna ka wada hadleen xoojinta xiriirka laba geesoodka iyo iskaashi wadaagga iyo sidoo kale arrimihii ugu dambeeyay gobolka iyo dunida. Soomaaliya waxa ay … Continue reading Masuuliyiin ka tirsan Somalia & Masar oo kulan labo geesood ah ku yeeshay Muqdisho (Sawirro)